Skip to main content
https://www.youtube.com/watch?v=4fW0flBtllY&feature=youtu.be

Adalat macnaheedu waa cadaalada 18 luqadood waxayna ka tarjumaysaa hadafkeena ugu muhiimsan: in qof walba loola dhaqmo si cadaalad ah markuu wajahayo nidaamka cadaalada. Waxaan u dagaallameynaa sinnaan iyo ixtiraam dhaqamada kala duwan – iyadoo diirada la saarayo in la idin fahmo oo la idin maqlo. Adalat Advokatfirma waa wehelkaaga sharci ee madaxa banaan ee ka dhanka ah masuuliyiinta.

Adalat maxay qabataa?

Wuxuu ilaaliyaa xuquuqdaada.

Adalat waxay khibrad balaadhan u leedahay oo dhinacyo badan oo sharciga ah – iyo gaar ahaan kiisaska adiga ama qoyskaaga aad keli tihiin aad kaga soo horjeedaan dowlada. Intaas waxaa sii dheer, waxaan bixinaa caawimaad xagga sharciga ah si loo xalliyo kiisaska u dhexeeya dadka caadiga ah. Adalat waxay ka soo bilawdaa wax walba kiisaska yaryar ee NAV si cadaalad daro ah kuguula dhaqmeen, ilaa kiisaska aad ka hesho adeegyada ilaalinta ilmaha (barnevernet) ee gurigaaga.

Waa kuma Qareenkaagu?

Advokat Lars Mathias Undheim

Adalat Advokatfirma er grunnlagt av advokat Lars Mathias Undheim. Advokat Undheim er uavhengig av både statlige myndigheter og private organisasjoner. Som advokat er dette avgjørende for å kunne gi deg det beste forsvaret.

Advokat Undheim vil kjempe din sak sammen med deg – fra start til slutt.

Advokat Undheim jobber særlig som forsvarer i straffesaker og som familien og barnas advokat i barnevernssaker. Undheim arbeider også ofte med saker mot UDI, UNE, NAV, saker om tvungent psykisk helsevern og ved andre vedtak om offentlig maktbruk mot individet. Advokat Undheim tar også jevnlig oppdrag som bistandsadvokat i straffesaker, for foreldre i barnefordelingssaker, i saker som gjelder husleieloven og andre rettslige uenigheter mellom vanlige mennesker.

Advokat Undheim er opptatt av rettferdighet (Adalat), respekt og likeverd. Når du søker hjelp hos Undheim, kan du være trygg på at informasjonen du gir blir mellom dere, og at du blir fulgt opp på en trygg og forståelig måte.

Enten du blir arrestert av politiet, barnevernet banker på døren, eller du blir urettferdig behandlet i systemet, er advokat Undheim alltid bare en telefonsamtale unna! Ring advokat Undheim på + 47 980 21 482 for bistand i din sak.

Ma waxaad u dooneysaa magdhow rabshad laguu gaystay?
Ma booliska kugu soo oogay dacwad ciqaab ah?

Marar badan waxaad xaq u leedahay inaad hesho gargaar sharci oo bilaash ah. Nala soo xiriir haddii aad wax su’aalo ah qabtid ama aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan kaalmada sharciga ee bilaashka ah. Si aad wax dheeraad ah uga akhrisato

halkan Guji

Haddii aadan buuxin shuruudaha aad ku heli karto kaalmada sharciga ee bilaashka ah, Adalat ayaa mararka qaarkood bixin doonta adeeg sharci oo qiimo go’an ah.

Halkan guji e

si aad waxbadan uga akhriso qiimaha go’an.

Adalat waxay leedahay shabakad balaaran waxayna la shaqeysaa turjubaano badan. Xaaladaha la xiriira kaalmada sharciga ee bilaashka ah, waxaan kuu balanqaadaynaa inaad heli doonto turjubaanada ugu wanaagsan bilaash lacag la’aan. Haddii aad rabto turjubaan gaar ah, annagaa kuu diyaarinayna.

Kiiska booliska

Adalat waxay khibrad dheeraad ah u leedahay kiisaska ciqaabta waxayna ka caawisaa difaaca dhamaan kiisaska adiga, qoyskaaga ama ehelkaaga aad kaga soo horjeedo Booliska – laga bilaabo eedaysane iyo ilaa kiisku dhamaanayo.

Adeegyada ilaalinta ilmaha (Barnevernet)

Adalat waxay adiga iyo qoyskaaga idinsiineysaa kaalmada sharci ee ugu fiican marka adeegyada ilaalada cunugga (barnevernet) ay doonayaan inay farageliyaan noloshaada. Adalat waxay bixisaa caawimaad kiisaska go’aamada deg degga ah, amarrada daryeelka, kala noqoshada amarka daryeelka (celinta ilmaha) iyo korsashada qasabka ah.

Dacwadaha ka dhanka ah UDI ama UNE

Adalat waxay kaa caawin doontaa adiga iyo qoyskaaga inaad dib u midowdaan oo ay la dagaal galaan adiga ama xubnaha qoyskaaga ee laga mustaafuriyay Norway. Undheim waxa kale oo uu idinka caawinayaa dhamaan kiisaska kale ee dadku doonayaan inay yimaadaan Norway, tusaale ahaan inay ka shaqeeyaan Norway ama qaxooti ahaan u soo galaan.

Dacwad ka dhan ah loo shaqeeyaha

Haddii lagaa joojiyey goobtaada shaqada ama aad isku khilaafsantihiin cidda aad u shaqayso mushaharka ama mushaharka fasaxa, Adalat ayaa kaa caawin karta arintaas. Garyaqaanka Undheim ayaa kaa caawin kara la-tashiga ka hor intaan shaqada laga joojin (“drøftelsesmøte”), kulana qaadan doona shirarka wada-xaajoodka (“forhandlingsmøte”) ka dib marka shaqada laga fariisiyo iyo maxkamaddaba.

Dacwad ka dhan ah NAV

Adalat waxay kaa caawin doontaa inaad ka hortimaado go’aanka NAV waxayna kula secondoontaa dacwadaada aad kaga soo horjeedo NAV si wax looga qabto iyada oo nidaamka la raacayo. Qartaqaab Undheim ayaa kaa caawinaya arrimaha sida lacagta xanuunka, lacagta shaqo la’aanta, lacagta hawlgabka naafada, taakulaynta carruurta, lacagta waalidka iyo waxyaabo kale oo badan.

Kiisaska furiinka

Adalat waxay khibrad badan u leedahay kiisaska waalidiintu ku heshiin waayaan inta jeer ee ay tahay inay arkaan caruurtooda iyo cida ay tahay inay daryeelaan caruurtooda. Garyaqaan Undheim ayaa kaala talin doona sida ugu habboon ee aad u maareyn karto xaaladda si aad adiga iyo ilmahaagaba u ilaalisaan nidaamka.

Sheegashada magdhawga

Adalat waxay kaa caawineysaa inaad hesho magdhowga aad xaqa u leedahay haddii lagugu soo oogay ama lagugu maxkamadeeyay dacwad markii dambena lagu siidaayay ama lagugu waayay waxba. Adalat waxay kaloo kaa caawin kartaa inaad magdhow raadsato haddii lagugu galay fal dambiyeed aadna raadsan karto magdhawga dhibbanaha. Adalat ayaa sidoo kale kaa caawin doonta haddii aad dacwad ka gudbiso shirkad caymis shil kadib.

Dawaynta dhimirka khasabka ah

Adalat waxay ka soo horjeedaa adeegsiga sharci darada ah ee xoog ah. Garyaqaanka Undheim wuxuu caawinayaa kiisaska ka hor guddiga kormeerka (kontrollkommisjonen), maxkamadaha iyo gudoomiyaha degmada (“Fylkesmannen”) Sidoo kale, had iyo jeer waxay sameyn doonaan wixii karaankooda ah si go’aan qaldan ee laga gaadhay daawaynta dhimikra dib loo saxo.

Qandaraasyada

Adalat waxay kaa caawineysaa dhammaan noocyada qandaraasyada. Waxay noqon kartaa khilaafyada la xiriira kirada halka aad qatar ugu jirto in lagaa saaro gurigaaga ama is afgaranwaaga ku saabsan iibsashada adeegyada iyo alaabada. Adalat waxay xaqiijineysaa in xuquuqdaada la ixtiraamo oo si cadaalad ah laguula dhaqmo markasta.

Go'aannada kale ee dadweynaha

Adalat waxay sidoo kale bixisaa talo sharci haddii aad rafcaan ka qaadaneyso go’aamada kale ee dadweynaha ama aad codsato rukhsad. Tani waxay noqon kartaa wax kasta oo ka mid ah codsi korsasho illaa dalab si aad u noqoto mas’uul ama go’aan aadan ku helin baasaboor, ama waxaa la go’aamiyay inaadan helin liisanka darawalnimada, eeygaaga loo raro ama meelaha kale, ama meel dadweynuhu ay ku xaddidaan xorriyaddaada. Nala soo xiriir haddii aad u baahan tahay caawimaad aad ku codsaneyso waxtar ama aad rafcaan ka qaadaneyso diidmada.